logo Warwad


Dawada deprisoonka ama isku buuqa lagu tala galay oo laga deeriyay

waxaa soo badanaa cilmiyaqaanada ka deerinaayo dawada loo qoro dadka is mu buuqsan sida cirbadaha la isku duro iyo kaniinyada kuwaa oo loo arko inay wax usii dhimayaaan bukaan, halka dawo looga rabo.

Goor dhaw jaamacad lagu baaray ayaa warkaa  cadeesay.. Waxayna cilmi baarista sheegayaa in ka wanaagsantahay in qofka isku buuqsan loo geeyo taqaatiirta maskaxda sida lahadalka u dajiyo ee seeqolijiga..

Fikradaada ka dhiibo n