logo Warwad


Astaamaha Gabadha Wanaagsan………….

Waxaan huabaa marka u horeeysa ee aad cinwaankan aragto in ay maskaxdaada kusoo dhici doonto sidee bay u eegtahay Gabadhu???

Waxayse odayaasha soomaliyeed dhihi jireen markay ka hadlayaan guurka: Ma quruxbaa mise waa qiimo??

Ma todaba beri mise todobaatan sano?  Wxayna ka wadaa inay dadku iswaydiiyaan todobada beri oo hore,

Gabadhuse see U eegtahay ? todobaatanka danbana way is way diiyan see tahay iyaduna?  Lama arag  in lays waydiiyo wiilkan hooyadii sidee tahay , mooyee sidee u egtahay?

Adoo intaa maskaxda ku haya Eeg Qodobadaan:-

1.Diin ha lahaato hana ka muuqato dhaqankeeda diintu.

2.Halahaato dabeecad wanaagsan.

3.Xishood.

4.Lexjeclo (dhaqan).

5.Nadaafad (jirkeeda iyo gurigeeda)

6. Waalidkeed ha jeclaato.

7.Socodkeeda ha yaraado (Waa gabadh aan wareeg aqoon).

8.Codkeeda ha gaabnaado (codkeeda yuusan maqlin qofkay lahadlayso cid aan ahayn).

9.Qanaceedu ha badnaado.

10.Ha shaqo badnaato.

11.Hifasho yaraan(aan calaa calin markasta ).

12.Hamigeeda aakhiro ha bato.

13.Ha taqaano cuno karinta iyo howsha guriga.

14.Hooyo wanaagsan iyo aabe wanaagsan ha dhaleen.

15.Aamuskeedi ha badnaado.

Fikradaada ka dhiibo n