logo Warwad


Sheeko gaaban: Labo Naag oo masayr badan

Hadda ka hore baa labo naag oo kala daran MASEYR, baaa is warastay…mid baa tiri,” Nayaa.. ninkaga inu naag ka yimid waxa ku ogaan kartaa Markuu CAAWA imaado dhar kiisa tin ka baar.

Naagtii ninkii bay habeenki sugtay maruku imaaday
Bay dhar kiisa wax tin ka weysay! markasey tiri,
“Waryaa.. yaaa waaye nagta bidaarta leh aad ka timaaday? kkkkkkkkkkkkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n