logo Warwad


Juxa iyo gabdhii loo guuriyay

Juxa ayaa loo doonay gabar ay meel wada daganaayeen si loogu guuriyo , Inkasto uusan isagu gabadha horay u arag haddana waxaa loo sheegay inay qurux badan tahay oo ay qancin doonto, noqon doontana middii uu muddo raadinaayay.
Habeenkii markii loo soo galbiyay oo loo keenay gurigii ayaa juxa wuxuu arkay in gabadhu ay fool-xumo ku goobatay. Subaxii markuu waagii baryay ayaa gabadhii waxay juxa ku tiri ” juxoow, nimanka qaraabadaada ah ii kala sheeg , kuwa aan iska asturayo iyo kuwa kale” Juxa oo qoslaya ayaa ugu jawaabay ” Dadka oo dhan u muuqo , laakin aniga iska key astur” kkkkkkkk

Fikradaada ka dhiibo n