logo Warwad


Saliiid aad ku dhalaalin kartid aadna ku qurxin kartid maqaarkaaga

Saliida Olivenoil la dhaho ayaanan ahayn kaliya caafimaad iyo vitamiin miiran marka cuntada lagu daraayo.

Saliidaa ayaa sidoo kale ah mid maqaarka iyo tinta u fiican, weliba timaha koriso maqaarkana ka dhigto mid cusub oo soo celiso dhal dhalaalkiisa, dad baa waxay moodaan quruxda maqaarka inay tahay inay is mariyaan kiimakooyin la isku cadeeyo, laakiin taa waa qalad oo jirkaaga kiimakadu inay disho mooyee ma qurxiso, sidaas awgeed saliisa Olivenoil ayaa ah mid aad iyo aad ugu fiican jirka..

Saliidaa waxay baabi’neesa maqaarka duqoobaayay oo waxay ka dhigeeesaa maqaar yar, sidoo kale waxay jilcineesaa gacmaha wayna ka baab’ineesa qaleelka gacamaha iyo jirka kaleba waxayna ka dhigeeso jir naxriis ka muuqato oo qurxoon..
olivenoel-haut

Sida aad u isticmaaleesid casharo ah ayaan goor dhaw idin soo qiri doonaa..

Weliba ayagoo uroon numberaha ka soo baxa wajiga
Sida looga dhigto huruuda la marsdo wajiga iyo careemyo nuucyabo badan

Fikradaada ka dhiibo n