logo Warwad


Waa maxay ereyga Populist

Waxaan fileenaa inaad dhowr jeer maqasheen Ereygaa oo ku jira luqado kala duwan, waxaan jecelnahay inaan maanta maqaalkan gaaban idnku sharaxno.

Ereyga waxuu ka yimid asalkiisa luqadda latin Populis micno ahaan waa Shacab, hase yeeshee waxaad maqashaan mar waliba qofkani waa Populist. ( qofka marka sidaa lagu tilmaamo waxaa laga wadaa qof mar walbo shacabka usheego waxa dhagahooga jecelyihiin inay maqlaan balan qaadyo been been ah dadka ku sasaba asoo og xaqiiqda, taasoo siyaasiyiin qaar lagu tilmaamo.

Ma leeyahay ereygaan Soomaali jawaabta waa maya waxuu ka mid yahay ereyada la soomaliyeen karo aanan loo baahneen in la fasiro. Sida telefoon, cunsuri, kalamad, luqad, malaariya ama kumbiyuutar. Intaba waa ereyo afqalaad nooga yimid, laakiin muhiim tahay inaad fahanto micnaha guud.

Fikradaada ka dhiibo n