logo Warwad


Miilkiilaha snap chat oo beeniyay eeda ah sheegay..

Milkiilaha snap chat ayaa dhawaan lagu eeday inuu dhahay hadal ah
In snap chat loogu tala galay kaliya dad Maal qabaynka  ah , uuna rabin inuu fudeeedo si ay usticmaalaan wadama sida Hindiya iyo Spain..

Even spiegel Millkiilaha snap chat

Milakiilaha ayaa hadal kaasi ku sheegin been cad oo ay  wargaysyada qaar bayn wayn wadaan ..

Sidoo kale hadalkaan ayaa ka xanaaqay markii wargaysada agu arkay inuu yiri hadalkaa dad aad ubadan  kana soo qoro faalooyin badan..

Qaar  kamdi ah ayaa leh ” HAA WAA RUN WAXAAN NAHAY FAQIIR LAAKIIN WAAN KAA QALBI WAYNAHAY”-

Fikradaada ka dhiibo n