logo Warwad


Sheeko qosol badan juxa iyo dameer

Juxaa ayaa dameer uu lahaa suuqa keenay si uu u iibiyo nin doonayay in uu gato dameerka ayaa qabtay seyntii Dameerka, markaasuu haraati ku jiiday, haddana wuxuu fiiriyay ilkihiisa makaasuu dameerkii qaniinay ninkoo xanuunsaday ayaa yiri “juxaayoow cidna dameerkan kaama gadaneyso, juxa ayaa u jawaabay oo yiri “in ay cidi iga gadato uma keenin suuqa, ee markii horeba waxaan u keenay in leyla arko dhibka uu igu hayo aniga!!”. Kkkkk

Fikradaada ka dhiibo n