logo Warwad


Diktoor diktoor sheeko qosol

Bukaankii: Diktoor diktoor diktoor subax walibba saacadu marka tahay 7 -dii subaxnimo inaan saxroodo waaye..

Diktoorkii: taasi waaba caafimaad, ma ayada dhib leh..

Bukaankii: Ee laakiin 8- dii subaxnimaa soo kacaaayeee.. kkk

Fikradaada ka dhiibo n